Hayaan Media
Hayaan Media
  • 352
  • 3 566 233
HORDHCA BARNAAMIJKA SOMLILAND LOO DHANYAHAY SOFA
HORDHCA BARNAAMIJKA SOMLILAND LOO DHANYAHAY SOFA
Hayaan Media - Independent Media Channel , publishers journalist collectives that report on political and social issues.
Subscribe Share Like
Thank You - Mahadsanidiin
Переглядів: 38

Відео

Nimco Dareen Heestii abtiyashey Sheekhaal Sweden 2024
Переглядів 3,9 тис.7 місяців тому
NIMCO DAREEN HEESTII ABITIYAAASHEEY SHEEKHAAL SWEDEN Hayaan Media - Independent Media Channel , publishers journalist collectives that report on political and social issues. Subscribe Share Like Thank You - Mahadsanidiin
HEESTII CIYOOW BIYAHA KEEN BY CAASHO KARAAMA GLOBAL SOMALI DIASBORA GSD LONDON 2023
Переглядів 2497 місяців тому
HEESTII CIYOOW BIYAHA KEEN BY CAASHO KARAAMA GLOBAL SOMALI DIASBORA GSD LONDON 2023 Hayaan Media - Independent Media Channel , publishers journalist collectives that report on political and social issues. Subscribe Share Like Thank You - Mahadsanidiin
Dhacdooyinka Toddobaadka & caalamka, Ikraam Cali
Переглядів 287 місяців тому
Hayaan Media - Independent Media Channel , publishers journalist collectives that report on political and social issues. Subscribe Share Like Thank You - Mahadsanidiin
Heestii Shekhaaley dadkayga Mahdi Dheere, shir weynaha beesha Shekhaal Stockholm, Sweden
Переглядів 2,9 тис.8 місяців тому
Hayaan Media - Independent Media Channel , publishers journalist collectives that report on political and social issues. Subscribe Share Like Thank You - Mahadsanidiin
Shir weynaha qurba jogta beesha Sheekhaal ee lagu qabtay Stockholm, Sweden.
Переглядів 2,7 тис.8 місяців тому
Hayaan Media - Independent Media Channel , publishers journalist collectives that report on political and social issues. Subscribe Share Like Thank You - Mahadsanidiin
QUDABADII CAAQIL RASHIID JAAMBIIR EE LONDON
Переглядів 329Рік тому
QUDABADII CAAQIL RASHIID JAAMBIIR EE LONDON
WARKA SOO DHAWEYNTA CAAQIL RASHIID JAAMBIIR EE LONDON
Переглядів 164Рік тому
WARKA SOO DHAWEYNTA CAAQIL RASHIID JAAMBIIR EE LONDON
XISBIGA WADANI OO SOO DHAWEYN HEER SARE AH LONDON UGU SAMEEYAY XILDHIBAAN JAMAAL AADAN DIIRIYE
Переглядів 111Рік тому
XISBIGA WADANI OO SOO DHAWEYN HEER SARE AH LONDON UGU SAMEEYAY XILDHIBAAN JAMAAL AADAN DIIRIYE
WARKA Soo dhaweyntii xildhibaan Jamaal Aadan Diiriye ee London
Переглядів 220Рік тому
WARKA Soo dhaweyntii xildhibaan Jamaal Aadan Diiriye ee London
HEESTII UGUS GACANTA HALAGU DHIGO
Переглядів 503Рік тому
HEESTII UGUS GACANTA HALAGU DHIGO
SANAD GUURADII 31AAD EE SOMALLAND OO LONDON LAGA XUSAY
Переглядів 1862 роки тому
SANAD GUURADII 31AAD EE SOMALLAND OO LONDON LAGA XUSAY
XAFLADA SAFIIRKA SOOMAALIYA EE UK CABDULQAADIR AXMED KEYR
Переглядів 4912 роки тому
XAFLADA SAFIIRKA SOOMAALIYA EE UK CABDULQAADIR AXMED KEYR
DHAGA CADDE Taarikhda nool
Переглядів 1652 роки тому
DHAGA CADDE Taarikhda nool
LAAMO LAAMO HEESO CUSUB 2020 SHAMSO FOOT & KEENADIID
Переглядів 2,1 тис.3 роки тому
LAAMO LAAMO HEESO CUSUB 2020 SHAMSO FOOT & KEENADIID
LOOLANKII HAWEENKA HEES CUSUB 2020 OOZY KEENADIID
Переглядів 7953 роки тому
LOOLANKII HAWEENKA HEES CUSUB 2020 OOZY KEENADIID
HEESTII NEURUUS SHAMSO M FOOT 2020
Переглядів 1,9 тис.3 роки тому
HEESTII NEURUUS SHAMSO M FOOT 2020
HEESTII MASAL GUURAY CAASHAQA KORONTO ADEN 2020
Переглядів 1,4 тис.3 роки тому
HEESTII MASAL GUURAY CAASHAQA KORONTO ADEN 2020
HEES CUSUB ISKA CELI MAGAALADA 2020 KORANTO ADEN
Переглядів 3483 роки тому
HEES CUSUB ISKA CELI MAGAALADA 2020 KORANTO ADEN
HEESTII MACAAN YUSUF YARE 2020
Переглядів 1,2 тис.3 роки тому
HEESTII MACAAN YUSUF YARE 2020
HEESTII DARYEEL 2020 YUSUF YARE
Переглядів 3943 роки тому
HEESTII DARYEEL 2020 YUSUF YARE
HEESTII KAA XOROOBAY KALTUUN MUUSE ABDULAHI
Переглядів 40 тис.3 роки тому
HEESTII KAA XOROOBAY KALTUUN MUUSE ABDULAHI
Nina buur ma riixi karaayee Nafxaad Nafta
Переглядів 7 тис.3 роки тому
Nina buur ma riixi karaayee Nafxaad Nafta
BARNAAMIJKA CIIDUL ADXAA SNTV LONDON HEESO CUSUB 2020
Переглядів 1,1 тис.4 роки тому
BARNAAMIJKA CIIDUL ADXAA SNTV LONDON HEESO CUSUB 2020
HORDHACA BARNAAMIJKA CIIDUL ADXAA SNTV
Переглядів 5024 роки тому
HORDHACA BARNAAMIJKA CIIDUL ADXAA SNTV
XISBIGA WADANI UK OO YEESHAY HOGAAN CUSUB
Переглядів 3054 роки тому
XISBIGA WADANI UK OO YEESHAY HOGAAN CUSUB
Arooskii ugu shidnaa muqdisho
Переглядів 2,7 тис.4 роки тому
Arooskii ugu shidnaa muqdisho
GUURKU WAA SABAR SHEEKO QOSOL BADAN
Переглядів 1,2 тис.4 роки тому
GUURKU WAA SABAR SHEEKO QOSOL BADAN
NASTEEHO INDHO NAFBAAN QASBAYAA HEES CUSUB 2020
Переглядів 513 тис.4 роки тому
NASTEEHO INDHO NAFBAAN QASBAYAA HEES CUSUB 2020
TUFAAX DARAJO HEES AROOS GACAL IYO SOKEEYE 2020
Переглядів 49 тис.4 роки тому
TUFAAX DARAJO HEES AROOS GACAL IYO SOKEEYE 2020

КОМЕНТАРІ

  • @SamatarQacle
    @SamatarQacle 21 годину тому

    Hanplyo hanpalyo ssc khaatumo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SamatarQacle
    @SamatarQacle 21 годину тому

    Hanplyo hanpalyo ssc khaatumo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SamatarQacle
    @SamatarQacle 21 годину тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @geeljire1658
    @geeljire1658 4 дні тому

    8sano ka bacdi maxaad haysaa ina samartaroow

  • @nimo2040
    @nimo2040 18 днів тому

    2050 anyone 😮

  • @user-gg2kx7zh4r
    @user-gg2kx7zh4r 27 днів тому

    Ala odaygaan markale iwareeyso oo weydii owdal iney tashato sidee u aragta 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MohamedAli-xw1gh
    @MohamedAli-xw1gh Місяць тому

    Good

  • @ahmedburhancali
    @ahmedburhancali Місяць тому

    2024 laaacanood xor ah dadkeduna Kataliyo khatuma jiro joga rer abtiyaal

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim5683 Місяць тому

    NIN AAMIN SAN INEY SOMALILAND DOWLAD MADAX BANAAN TAHAY SIDEE LUGU AAMIN KARAA JAMAAHIIRTA FEDERAALKA Somalia 🇸🇴 ?

  • @Kamaalahmed77
    @Kamaalahmed77 Місяць тому

    Wariye waa in uu waxa uu ka hadlayo dhex dgexaad ka noqdaa balse waxaagu wariyenimo maahee ninka caadi ula dood

  • @khalidcanada6106
    @khalidcanada6106 Місяць тому

    Jah❤ abti mcn guleeyso waan ku jecalnahay gabadheena nimco daren❤

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 Місяць тому

    🤲🏿Ar an laawe. Siyaasi jeeble Allow na dhaafi.

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 Місяць тому

    Puntland waa wadani🌹 Quuranaka been ugu dhaarday 🤲🏿Allow na dhaafi.

  • @miskiabdiwali___
    @miskiabdiwali___ 2 місяці тому

    masha allaha afkaag caano lagu qabay mcnto

  • @lovelyabdi1065
    @lovelyabdi1065 2 місяці тому

    Maansha Allah

  • @mulaaxo355
    @mulaaxo355 2 місяці тому

    2024 ayaan daawanayaa mar laascaanood somalind lagga saaray

  • @umulkhayrcabdiqadir
    @umulkhayrcabdiqadir 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdiwahidabdallah9939
    @abdiwahidabdallah9939 3 місяці тому

    Alle kugu dhasheee waxa Uleyahay dhageyso gumeysiga kahore qowmidad soomli majirin ayuu ledahay waa aqoon yahay soomli ah hhhhhhhh

  • @abdiwahidabdallah9939
    @abdiwahidabdallah9939 3 місяці тому

    Sas ayuu brf ku yahay xanaqakasoo horeya waa aqonyahanka somaliya hhhhhhhhhhh

  • @user-ot9cg8mj2m
    @user-ot9cg8mj2m 3 місяці тому

    Alow qawarij nadhafi ada awood lahe😢

  • @nimcomahamed9603
    @nimcomahamed9603 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcomahamed9603
    @nimcomahamed9603 4 місяці тому

    Allha ku xafido habo

  • @abdiqadirabdirashid4181
    @abdiqadirabdirashid4181 4 місяці тому

    Haha guys nastexo indhoo ashafika wegarte igada ciyart shessson top top top from mahat outer airforce kenya nbi islii fuckin haters nastexo on toooop big up abayo nastexo in and out boooom haaaaha hayeh isilllaaaali top hayeh

  • @abdiqadirabdirashid4181
    @abdiqadirabdirashid4181 4 місяці тому

    Indho kuruxley walashey somalimahat outer gsa

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc 4 місяці тому

    1:35

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc 4 місяці тому

    0:27

  • @guledmohamed9350
    @guledmohamed9350 4 місяці тому

    Our next president insha Allah

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 5 місяців тому

    My Dream Coming Treu Khaatumo State Of Soomaaliya

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 5 місяців тому

    Maansha Allah Laascaanood Free

  • @rahmamohamed9664
    @rahmamohamed9664 6 місяців тому

    Mashallah my people🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-wd3wu3li4e
    @user-wd3wu3li4e 8 місяців тому

    Manshaa alaah reer duulkey afgkaaka caano lakuqaawey ina adeer inooladaa abid

  • @sahraalinour4914
    @sahraalinour4914 8 місяців тому

    masha Allah aamiin 🤲 Haamlyo Haamlyo🎉🎉 faraxdeeda quxudaada❤️❤️❤️ kujira aan🫡 🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹💞💕💖❤️🫶👌

  • @ibrahimMaxamed-cr7eo
    @ibrahimMaxamed-cr7eo 8 місяців тому

    Walaahi.waxaaan ahaye Sheekhal nolasha ciishaye.

  • @Jiulize
    @Jiulize 8 місяців тому

    😂😂

  • @leebanabdulle3548
    @leebanabdulle3548 8 місяців тому

    Mahdi dhere aha boqorka codka salan sare

  • @MohamedAli-ct7xj
    @MohamedAli-ct7xj 8 місяців тому

    Hore u socdo shiikhaaal cadeey 🎉🎉🎉🎉

  • @MohamedAli-ct7xj
    @MohamedAli-ct7xj 8 місяців тому

    🩸🩸🩸

  • @abdinasirabuukarguutaale2902
    @abdinasirabuukarguutaale2902 8 місяців тому

    2024 wali way nalaga joogan ilahoow na dhaafi adiga Karim ah adoontada nahe😢🤲

  • @mustafeisaaq7298
    @mustafeisaaq7298 8 місяців тому

    Video waxa ka bartay Samiirka masha allha axmad samatar

  • @sharmaakeadan8662
    @sharmaakeadan8662 9 місяців тому

    2023 Mantey Heesta La Dawan Karaaa ✅

  • @husseinabdille
    @husseinabdille 10 місяців тому

    😂😂

  • @seydcalimacallin3524
    @seydcalimacallin3524 10 місяців тому

    Allow nadhaafi markaan waa markii ugu danbeysay oo dabar go ooda lajoogee😢

  • @xuseennuur1576
    @xuseennuur1576 10 місяців тому

    Alow nadhafi 😢😢😢

  • @abuabdalla21
    @abuabdalla21 10 місяців тому

    allow nadhaafi adaa awood leh

  • @user-ef5nh1cv1q
    @user-ef5nh1cv1q 11 місяців тому

    Somali allow cadow kailali

  • @caqlicade534
    @caqlicade534 11 місяців тому

    Walaa cabdixiid axmed Samater Oo uu laba jeer dhalikaro meel ayuu saarey 😂😂😂😂 Abdihafiid keep Going brother

  • @ahmedsharif2660
    @ahmedsharif2660 11 місяців тому

    👍❤🌹🥀🍇🍑🍆🥕👌🤞✌🥒🍉🍎🐂

  • @ahmedjama5524
    @ahmedjama5524 Рік тому

    Maxaa Keenay in Dhismaha Maamul goboleedka SSC uu Jiitamo!!! 1. Sababtu Waxaan Filayaa reer Garoowe waxaa loo arkaa garab istaag iyo Hiilo Waqtigii loogu baahi badnaa Ku yimid . Laakiin reer Laascaano iyo Badhan Waxaa loo arkaa in dagaalku iyaga toos u haysto waayo Magaca lagu difaac galay Waa SSC. Sool iyo Sanaag waxay ka mid yihiin SSC. laakiin Garoowe waa walaalo!!! 2. Su'aashu Waxa weeye Reer Badhan dhankee ayey door bidayaan marka la dhiso SSC. Mase sii socon doonaa dhaqanka lugta Jecli iyo Lega Jecli ee horey uga Jiri jirey SL iyo PL dhexdooda innuu ka bilaabmo SSC iyo PL oo hal xaafad marba dhinac aado ama isu kala Qaybiso labada dhan!!! 3. Khilaafka hadda ka socda PL dad badan Waxay u arkaan mid sii daahin karo Dhismaha Maamulka SSC . Waxaana la isweydiiyaa labada maamul ee Mataanaha ( SSC iyo PL) waa in ay mudnaan u kala yeelataa dhismaha Maamulka SSC iyo Doorashada PL oo is barkan. Keebaa Mudan in la hormariyo dhismaha Maamulka SSC iyo doorashada Puntland. Ujeedadu Waxa weeye in PL ay Shaqeyso, SSC yeelato deegaan 2 Gobol le'eg oo buuxiya Shuruuda masmul goboleedyada. Magaalooyin Muhim ah oo ay ku jirto Dekeda Laasqoray ayaa la filayaa iney ka Wareegto PL oo ku biirto SSC iyadoo la isku Waafaqsan yahay labada Maamul iyo Shacabka deegaanku. 4. Xaqiiqo ahaan marka Maamul goboleedka SSC la dhiso Waa in Puntland loo Qabto shir Weyne kale ( Retreat) oo dib loogu eegayo Awood Qaybsiga iyadoo la tixgelinayo Maamul goboleedka SSC ee soo kordhay!!! 5. Sidoo kale Mas'uuliyiin ka mid ah Madaxda Puntland ee hadda Sida Madaxweyne ku xigeenka iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Xubno kale oo goloyaasha Wasiirada iyo baarlamaanka ee reer Sool , Sanaag iyo Cayn waxay helayaan Fursad kale oo door doorasho Siyaasadeed oo ay Muteysteen ( Political Choice), haddii ay u Wareegayaan Maamul goboleedka Cusub ee SSC iyo hadday ka sii mid ahaanayaan Puntland. 6. Sidaa awgeed, maamul goboleedka SSC ma waxaa la dhisayaa doorashada Puntland kadib mase ka hor??? Maadaama labada maamul mideysan yihiin midkee la hor marinayaa??? 7. Dadka aaminsan in Maamul goboleedka SSC la hormariyo Waa in ay deg deg ku xaqiijiyaan dhismaha SSC ama doorashada Puntland dib loo dhigo Muddo ku filan !!!! 8. Dadka Siyaasada Beelaha iyo maamul goboleedyada Falanqeeyaa Waxay lee yihiin Sababta Muuse Biixi uu Ciidankiisa ugu sii hayo Goojacade Waa rajo kaga Jirta in dhismaha Maamul goboleedka SSC uu ka helo fursad Khilaaf SSC dhexdeeda. Haseyeeshee Waxay ku tilmaameen Rajadaa Muuse Biixi Mukulaal meeshii ay macaan uga barato ayey Macaluul ugu bakhtidaa!! ISIMADA SSC iyagoo taas Maskaxda ku haya ayey kor u hayaan ku dhawaaqista Maamul goboleedka oo ay difaaca Waxay ku wadaan Guddiyo inta uu ka dhamaanayo oo Goojacade la soo Afjarayo!!! 9. Dad ayaa aaminsan in Muuse Biixi uu rajo ka Qabo faragelin meelo kale ka timaada oo wax uu ku sii joogo Goojacade keena. Laakiin Waxaa Farqaha ku dhagan Siyaasiyiinta reer Somaliland ee doonaya iney iska horwareejiyaan maadaama uu Waqti xileedkiisii mar hore dhamaadey oo uu ku Joogo Muddo kororsi iyo Qardajibaax. Run ahaan Muuse iyo Xisbigiisu cago Quman iminka kuma taagna ee Waxaan imaan Ciddii ku dhiiran lahayd iney iska Wareejiyaan. Waxaase Mucaaradku Sugayaan inta Goojacade laga soo burin doono oo isagoo tabar yar ay Kursiga ka tuuri lahaayeen!! 10. Waxaa kaloo Muuse Biixi la leeyahay rajo ayuu ka Qabaa in doorashada Puntland iyo Tartanka ka imaan Kara ay abuurto in Gurmadkii Shacabka Puntland Qaar badan dib ugu laabtaan oo Xooga ka hortaagan Laascaanood meesha ka baxdo!!! Haddiise Waxaas oo dhan Muuse u shaqayn Waayaan, Waxaa la sheegay innuu Muuse dheelayo Kaarkii ugu danbeeyay oo uu heshiis midnimo la galo dawladda Federalka. Si uu Xil kale uga helo Federalka ama loogu garab Istaago in Maamul goboleedka Somaliland Muuse lagu sii hayo!!!! 11. Waana arrinta midda MW Xasan Sheikh la leeyahay Waxay ku khasabtay innuu iska aamuso, marka la eego dagaalka ka socda Laascaanood. Waxay la Noqotey in Muddo Xileedkiisa ay dhacdo heshiis midnimo ee Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland iyadoo laga faa'iideysanayo khalkhalka Siyaasadeed iyo Amni ee ku yimid Somaliland... Xaalka MW ayaa Wuxuu Noqday Xog haya Waxna aan sheegi karin. Maadaama Isfahamka Muuse ay tahay Weli Wax aan bislayn oo aan Cidna loo shesgi karin Siddii guurka Qudba-sirada loo yaqaan ee dhex mara nin Xaas leh uu ka baqayo iyo Garoob guri gaar ah degan!!!! 12. Dadka yaqaanaa dhaqanka MW Muuse Biixi Waxay ka dayrinayaan in Muuse ogolaado innuu shacab ahaan ku sii Joogp hargeysa iyadoo Soomaaliland Majaraha Madax kale u hayaan!!!! 13. Dood ayaa dad ka keeneen daacadnimada hogaanka Dawladda Federalka ee Midnimada Soomaaliya iyo Mowqifkooda Dagaalka laascaanood. Waxaa kaloo Wax la iska Weydiiyay Safarkii Garaadada ee Muqdisho iyo Casumaddii Gaas iyo Cabdirashiid ee Muqdisho. Labaduba Waxay ku soo aadeen Waqti hawlo Xaasaasi ah oo SSC difaaceeda iyo Daminta Khilaafkii Doorashada Puntland socdeen. Waxaana la isweydiiyey maxaa Codka iyo Magaca hasha Naaso adag kulmiyey. Xilli Said Denni Xoga badan oo aanu Caddeyntooda keenin oo eedaynaya Hassan Sheikh iyo Ismaciil Cumar Geele uu Ololihiisa Doorashada Puntland Suuga uga dhigtay!!!! Gaar ahaan labada RW hore waxay ka faa'iideen ka Qayb galka Xafladda Muqdisho in lagu Xanto in ay u tartamayeen Jago aan banaanayn oo Federalka ah oo ay Rajo ka Qabeen iney Mustaqbalka Banaanaaneyso maadaama RW Xamze lagu sheegay Maqaarsaar!!!! Laakiin Xagee laga Sheegay, hadalkii haweentii Quruxda badnayd ee tiri Mindhaa laygama helo Wixii Shalay la iiga bartay. Markii Niman badan saf u soo galeen iyadoo daalan!!! 14. Dawladda Federalka hogaankeeda ayaa dheelaya dadaalo dadka Qaar u arkaan kuwa Khamaar oo kale ah laakiin Waaweyn oo Muhim ah haddii ay hirgalaan. Sida Wadahadalka Qudbo-sirada ah ee Soomaaliland iyo dagaalka dhiiga badan ku daatey ee Al shabaab xili dalkii uu ku Noqonayo marxalad hubanti la'aan ah oo Colaado iyo Khilaafyadu baahayaan. Gaar ahaan kuwa ay ka mid yihiin: 1. Dagaalka Laascaanood ee Midnimo doon iyp Madaxbanaani doon 2. Khilaafka doorashada Puntland ee Qof iyo Cod iyo mid dadban 3. Khilaafka Hiiraan ee Hirshabele iyo Hiiraan State iyo Cabsida dagaalada Beelaha laga Qabo ee la xiriira 4. Qaraxyadda iyo Qushmaanada kale ee Muqdisho ee shabaab 5. Isku dhacii Baraawe ee Daraawiishta KGS iyo Ciidamo ka tirsan XDS oo beelaysan, isku dhicii Ceel barde iyo khatarta KGS laga soo sheegayo ee la xiriira Jidgooyada Shabaab 6. Khilaafka Gedo iyo Jubbaland ee la Xiriira Loolanka Awoodeed ee Maamul goboleedka Jubbaland oo muddo dheer soo Jiitamayey 7. Khilaafyada iyo buuqa laga soo sheegayo baarlamaanka Federalka, hadal haynta Musuq maasuqa dhaqaalaha dalka iyadoo Xukuumada jirtaa joogtay wax inyar ka badan hal Sanno!!!

  • @mustafehirsi592
    @mustafehirsi592 Рік тому

    Farduus Allah ha unaxiirsto

  • @abdirahmanabdilleh8776
    @abdirahmanabdilleh8776 Рік тому

    Waad mahadsantihiin Tv Somali UK,walaal Cantar Jeenyo legend ilaahay haku xifdiyo.Aamiin👍🙏🍇🍒